Rauland Kiteklubb

Leder: Bård Henning Midtbøen
Telefon: 990 17 580
Kontaktperson: Bård Henning Midtbøen
Telefon: 990 17 580

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Kiting

Kiteboading ama kitesurfing waa ciyaar uu qofku (qofka ‘’kite’’ wado) uu maamulo sabuurad biyaha lagu dheelo (kite) oo uu dabaysha u isticmaalo awood oo uu ku socod siiyo. Saaburada waxaa ku dheggan 4 xargo oo ku xiran miskahaaga, waxaana lagu hagayaa afar xariiq oo ku dheggan birta hagaha (bar).

Nidaamyada tartanka ugu caansan ee biyaha waa Freestyle, Wykestyle iyo Waveridding. Barafka badana, xaawaraha iyo akrobatiga ayaa ah kuwa lagu tartamo. Horyaalka adduunka ee masaafad fog ee xilliga barafka ayaa la qabtaa sanad kasto ilaa 2009, waxaana lagu qabta magaalada Varanger. 2016, kiting wuxuu noqday isboorti ka mid ah olombikada.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali