IL ROS - Volleyball

Leder: Stine Herring Olsen
Telefon: 911 34 519
Kontaktperson: Stine Herring Olsen
Telefon: 911 34 519

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Volleyball

Kubadda Laliska waa ciyaar kubadd oo lagu ciyaaro garoon kubadda laliska oo dhexda ku taal shabaq 2,43 mitir ah. Waxaa wada ciyaaraya kaba kooxood oo min lix ciyaartoy leh. Inta badan waxa la isticmaala gacmahaaga si aad kubadda dhinac ilaa dhinaac ugu graacdo oo shabaqa dul marisid, halkaas oo ujeedu tahay inaad kubadda dhulka ku dhufato qaybta dhinaca shishe ee shabaqa ee ka soo horjeeda.

Waxa kale oo loo ogol yahay in loo isticmaalo qaybaha kale ee jidhka si ay kubadda ugu dhuftaan, marka laga reebo fooro gacanta ugu horayso. Koox kasta waxay taaban kartaa kubadda saddex jeer ka hor inta aadan shabaqa dul marin oo dhinaca kale u gudbin. Si loo guulaysto ciyaarta laliska, kooxdu waa inay badisaa saddex qaybood, halkaas oo afarta qayb ugu horreeya la ciyaaro ilaa 25 dhibcood. Qaybta shanaad ee go’aaminta la ciyaaro kaliya 15 dhibcood. Sida aad ugu guulaysato hal qayb, waa inaad kooxda ka soo hoorjeedo ka sarraysa lba dhibcood. Kubadda laliska waa ciyaar caan ah oo la ciyaari karo sannadka oo dhan, waxaana la qabanqaabiyaa tartamadda kubadda laliska yaryar iyo kuwa waaweyn labadaba.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali