Holmen Tennisklubb

Leder: Nils Axel Hveding
Telefon: 900 83 275
Kontaktperson: Nils Axel Hveding
Telefon: 900 83 275

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Tennis

Tennisku waa ciyaar kubad gudaha ama dibadda ah oo ay ciyaaran laba kooxood oo wata hal ama laba ciyaartooy. Tennis-ku waxa lagu ciyaara garoon tennis-ka oo dhererkeedu dhan yahay 23.77 mitir, qalabka la isticmaalayna waa raket xadhkaha leh iyo kubbad caag cad ama jaale ah. Tennis-ku waxa ay ku lug leedahay in kubbadda hore iyo dib loogu dhufto dhinaca kale shabaga garoonka. Kubbada waa in si toos loo soo celiya ama hal mar kali dhulka ay taabato.

Tennis-ka waa inaad si degdeg ah isku dhaqaajisa, sidaas darteed xawaaraha iyo adkaysiga waa muhiim haddii aad rabto inaad noqoto ciyaartoy tennis-ka ee wanaagsan. Intaa waxaa dheer, xoogga, gaar ahaan gacmaha, ayaa muhiim u ah kubadda isdhaafsiga ayaa ku bilaabmaya ciyaaryahan kubadda madaxiisa kor uga tuuray oo ku garaacya dhinaca ciyaartooyga kale ka soo horjeeda. Kubadda isdhaafsiga ayaa sii socda ilaa mid ka mid ah ciyaartoyda uu awoodi waano inuu kubada soo celiyo sidaasna u lumiyo dhibicda. Ciyaarta tenniska, natiijooyinka ciyaar kasta ayaa lagu xisaabina. Wiilasha waxay ciyaaran shan ama saddex qaybood, halka habluhuna ay ciyaaran saddex qaybood oo kaliya. Qaybuhu waxay ka kooban yihiin ciyaar aad gulaysato afar kubbadood oo is dhafsi, ka hor inta oo aanu kan ka soo horjeeda guulaysan saddex, waxaad ku gulaysata hal ciyaar. Hal qayb waxaa badiyo ciyaartoyga ku guulaysta lix isdhaafsi inta oo kan ka so horjeeda gaarin 4. Haddii aad ku gulaysato laba ama saddex ciyaarood, waad badisay ciyaarta.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali