Bandy wa ciyaar kooxeed, oo ah ciyaar kubad. oo lagu dheelo garoon baraf ah. Ciyaaryahaanka waxa uu xiran kaabo barafka loogu tala galay. Iyo ulaha kubada lagu waado. Labada koox iska so hoorjeedo, waxay leeyahiin, goolyahan uu gaar ah oo ul heysan. iyo tobon ciyaaryahan oo garoonka ku jiro oo uu dheelayo. Natijadda wa, in aad kubada kooxda ka dhalisid.
Kubadda lagu ciyaaro Bandy, wa kubad yar. oo caag ah. oo wareega ballaciisu yahay 6,5 cm. Oo midabkiisa yahay, midabka cas. sida ay ciyaaryannadda iyo dadka dawaanayo, si fudud uu arki karaan. Kaabaha barafka ee ciyaaryaanka xiran yihin waxa uu dheer, koofiyad iyo qalab kale oo ka ilaalinaayo dhawaac. Hal ciyaar oo Bandy sida caadiga ah, waxay ka kooban tahay laba wareeg. oo 45 daqiiqo. Ama ugo yaraan 2 wareeg oo mid kasta yahay 25 daqiiqo, oo loogu talagalay ciyaalka. Goolka waxa lagu dhalin kara usha bas, gooyahanka kaliya ayaa gacanta kubada ku celin karo. Kooxda ugo gool badan laba wareeg kadib, ayaa badinayso. Haddi ay ciyaarta bareejo tahay, laba wareeg kadib. waxaa lagu dara hal wareeg oo dheeri ah, haddi ay weli bareejo tahay. waxa lagu kala baxa rigooro.