Notodden Skateboardklubb

Leder: Truls Norheim
Telefon: 412 32 486
Kontaktperson: Eirik Bratlie
Telefon: 930 92 265

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Skateboard

Skateboard waa alwaax afar lugood leh, dadka qaar waxa ay u isticmaalan in ay ku socdaan, balse dadka badankood wa iskaga ciyaaran, marki la skeidgareeyo alwaax luugo leh ayaa ges-ges ugo istaagee, kadibna wa ku taraaraxee, marki aad jiiro galaysid waxaa isticmaale misaanka jirkaada.

Marki aad xawaaro rabtid, hal lug ayaa dhulka ku riixaysa. Waxa muhiim ah isduwidda iyo miisaan, marki aad skeidgareeynaysid. Waxa kale oo suurgal inay ka qayb qaataan tartamada ee kobaha, kuwaas oo kale ah, kobaha sagxada iyo jidadka laamiga. Mararka qaar waxa lagu skeidgareeya, meelo weyn oo derbiyo toosan leh oo ay ku sameeyan tricks kala duwan. Kobaha jidadka ama lamiga wa mari lagu skeidgaareeyo xafadaha iyo magalada laamigooda. Waxaa kale aa jiro meelo beeraha oo ay dhiseen isku dar sida meelaha derbiyada leh iyo laamiga.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali