#
Hoyga wax iskaa u qabso, wa meel lagu kulmo, oo qofka kasto loogu talagalay. Kuwaas oo ka qayb qaadan doonaan tabarucidda bulshadda degaanka ah. Mesha wa meel, isku xirririso ururada kala duwan ee dadweynaha iyo dadka ka qayb galo. wa meel maalgelin ka hesho, gobolka iyo degmada, oo anku saleeysneen inta qof oo ka mid xiran.
Hoyga wax iska uu qabso, waxa ay dalka Norway ku leeyahiin in ka badan 400 oo xarumaha. Waxa loogu talagalay dhammaan kooxaha bulshada dhexdeeda, haddi ay dadka raban in ay iskooda wax uu qabsadaan, dadaal macno leh ama si aad u hesho dadaal caynkaan oo kale. Wa meel ay adeegyadeeda shacabka dhan ka faideysan karaan, da'a kasto. waxay leedahay wax qabad iyo barnamijyo fara badan. waxay ku xirantahay, bulshada waxay doonayso iyo wixi la mid ah. Tusale: waxay noqon karta goob bulshada shiraar ku yeelato, meel lagu caawiyo dadka guryahooda deggan, qof aad la shekeysatid. Qof ku raavco isbitaalka. koox luuga baxsi ama socod. ama barnamijyo ka duwan, haddi aad ajnabi tahay. ciwaanka wa: www.frivilligsentral.no. waxaa ka heli karta goobta adi ku dhow iyo barnamijyadda kala duwan.