UKM Notodden og Hjartdal

Leder: Torgeir Fossli
Telefon: 906 88 515
Kontaktperson: Torgeir Fossli
Telefon: 906 88 515

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

UKM Notodden og Hjartdal

Ma rabtaa inaad wuxuun samaysid, inaad la kulantid dad adoo kale ah ama inaad hal abuur samaysid? UKM waa goob ay ku kulmaan dhaqanka iyo dhalinyaradu, halkaasoo aynu si wadajir ah wax u wada qabano.

Halkan ayaad kusoo bandhigi kartaa waxaad aad uxiisaynaysid, ama aad cid kale ku caawin kartaa ismuujintooda. UKM waxay soo dhawaynaysaa dhaqamada kala duwan, haday ahaan lahayd heeso, sawir farshaxaneed, labis ruwaayadeed ama qoob ka ciyaarka casriga ah. Waxaanu halkan u joognaa si aanu adiga kuusiino fursad aad ku fulisid waxaad xiisaynaysid! Waxaa dhicikarta inaad wax cusub ka heshid? Markaad nala joogtid waxaad ahaan kartaa kaad doontid. Soo dhawoow!

Velg språk

Aktuelt språk: Somali