Notodden Bordtennisklubb

Leder: Karl Arne Lia
Telefon: 992 58 998
Kontaktperson: Joanna Sierputowska
Telefon: 902 91 558

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Bordtennis

Tenniska Miiska wa mid ka mid ah, ciyaaraha dunida ugo waaweyn. Wa ciyaar miis oo kubaad cag oo yar ama tennis la isku tur-tuuraayo. Wa ciyaar gudaaha laagu dheelo, oo laaba ciyaartooy ama afar ciyaartooy ah. wa ciyaar xawaaro ah, oo ku sabsan in la isku tur-tuuro kubad cag oo yar hore iyo gadal la isku cel-celiyo. Ciyartooyda waxaa uu dheexeeyo shabag miiska dhex baartamahiisa ku yaalo oo kubada laga bootinaayo. Kubada hal mar ayey miska ku dhici karta kadibna wa in aad ciyaaryanka kale ku celisid.

Ciyaartoyda kubda waxa ay ku dhufanayan ul afka hore shabaq ku leh, kubada aya hore iyo gadal la isku cel-celinaya. Ki gaafo hal dhibic ayaa laga helaaya. Hadda bilaawday iyo haddi kale dhibicdaas wa leedahay haddi oo ciyaaryanka kale gaafo. Caadiyan waxaa la dheela ila 11 dhibcood, tas ayaa loo yaqaana hal wareeg. Haddi oo hal wareeg noqdo 10-10 wa in uu qof ku badiya 2 dhibic marka ciyaarta 11 ka badan ayaa la waadaya. Qofka baadiyo saddex wareeg ayaa ciyaarta badiyay. Waxaa jiro ciyaaro tartan oo dalka norway dhan laga qabto oo ka qayb qaadan kartid.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali