Mannskoret Brage

Leder: Asbjørn Hagen
Telefon: 416 64 116
Kontaktperson: Asbjørn Hagen

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Mannskoret Brage

Ku soo dhawaada hobolada ragga ee Brage, kooxda heesta waxay leedahay caadooyin soo jireen ah oo aay so bandhigaan. Waxaa la bilaabay 1913. Dad badan, dhaqan ahaan waxay u ahayd arrin siyaasadeed. Maanta, waa mid BULSHADEED, SAAXIIBEED IYO HEESAHA DARTOOD. Waxaan leenahay bandhigo joogto ah sanadka oo dhan. May 1 waxaan ku heesna Notodden aaga Rallaren. Waxaan sidoo kale ka heesna Haugmotun iyo Gransheim Bygdeheim: Ciidda kirismaska waxaanu ka heesna Haugmotun. Kooxda heesuhu waxay sidoo kale ka qaybqaataan barnaamijyada kala duwan, gaar ahaan kuwa ka dhaca dalka Norway, laakin sidoo kale iskaandaneefiya intiisa kale.

Heesaheena waxay ka kooban tahay heesihii hore ee badmaaxiinta, heesihii shaqaalaha, kuwa reer mii-ga, heesaha qosolka ah iyo heeso cusub. Kooxda heesuhu waxay isugu yimaadaan khamiis kasta 18:30 gudaha holka weyn Skoland ee Notodden. Waxaan aaminsanahay in qof walba uu leeyahay cod. Xubnaha ka tirsan kooxdayada waxaad heli doonta lataliye. Isagu wuu ku daryeeli doonaa oo wuxuu ku bari doonaa heesaha. Qof walba waan soo dhawaynaynaa.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali