Idrettens Hus på Notodden

Leder: Jonny Pettersen
Telefon: 932 17 385
Kontaktperson: Jonny Pettersen
Telefon: 932 17 385

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Idrettens hus på Notodden

Guriga isboortiga ee Notdden wuxuu furmay 23 Sebtembar 2019. Hogaamiyaha Golaha isboortiga ee Notodden Jonny Pettersern, oo aad u faraxsan, ayaa yiri:

Waxaan ugu yeernaa guriga isboortiga, laakin tani waxay noqon doonta qolka shirarka ee dhammaan kooxaha iyo ururada iskaa wax u qabso ee Notodden. Kala faa’iidaysiga khibradaha midba midka kale, sababtoo ah haysashada meeshan waxaaa laga yaabaa inay tahay mida ugu muhiimsan. Taasi waa sababta mid kasto oo aan niraahno, kaalay oo si wanaagsan u isticmaal lacag la’aan, tan waan wada sameyneena!

Velg språk

Aktuelt språk: Somali