Holmen KFUK-KFUM-speidere

Leder: Bjørn Willy Robstad
Telefon: 951 54 825
Kontaktperson: Bjørn Willy Robstad
Telefon: 951 54 825

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

KFUK-KFUM Speiderne

Ma jeceshahay inaad dibadda joogto? Socodka kaynta iyo beeraha, dabka holcaya, wadista doomaha kanoo-ga, ugaarsiga hantida, barashada wax cusub, fuulida munaaradaha dhaadheer, samaynta waxyaalo waaweyn, ciyaar iyo madadaalo? Indho-indheynta waxay bixisaa waayo aragnimo nolosha ah. Sidoo kale noqo indho-indheeye! Indho-indheeye ahaan, wxaad samaysataan saxiibo badan oo cusub, waxaad tagtaan shirarka, safarrada iyo xerooyinka, oo aad wada madadashaan. Waxaad isku dayi doontaa waxyaabo cusub, lagugula tacaali doono inaad qaadato mas’uuliyada, waxaad baran doontaa inaad wada shaqeysaan oo aad wayo aragnimo u hesho nolosha.

Hadafka indha-indheeyeyaasha Norway waa in ay kor u qaadan oo ay qabtaan shaqada indha indheeya si ay u caawiyaan carruurta iyo dhalinyarada, oo ay u horumariyan anshaxa wanaagsan iyo in la baro mas’uuliyadda, madax-bannaanida, ballanqaadka bulshada, faham calaami ah iyo ixtiraamka qiimaha dabiiciga ah.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali