Asker Seilforening

Leder: Espen Guttormsen
Telefon: 404 06 870
Kontaktperson: Calle Andersen
Telefon: 915 51 380

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Seiling

Waxa loo yaqaan badmaaxid marka doon ay ku dhaqaaqdo awoodda dabayshu. Inta badan dadku waxay ka hadlaan badmaaxinta la xiriirta doon, laakin dabaasha qaar, Surf, Stand Up Paddle iyo kite waa laamo hoos yimaada ururka badmaaxinta Norway.

Badmaaxinta waxay u dhici kartaa dhowr siyaabood oo kala duwan. Midda ugu badan ayaa ah in lagu bilaabo badmaaxidda doonta, gaar ahaan carruurta iyo dhallinyarada da’doodu ka yar tahay 15 sano. Dingy waa doon yar oo aad kaligaa ku baadmaaxid karto. Doomaha shiraacan waa tartan gaar ah, ama waxaa lagu yeera baadmaaxinta iyo regattas, halkaas oo aad ku tartanto qaybo kala duwan iyo noocyo kala duwan oo doomaha shiraaca ah, kaligaa ama koox ahaan. Noocyada tartanka waa shiraac badeed (dibadeed) oo lagu dul maro badweynta furan, tamashlaha iyo shiraaca fooganta, iyo doomaha xeebta agteeda ama harooyinka. Shiraaciddu sidoo kale aad ba laga isticmaala aaga xeebaha, ama waxaa lagu tegaa waddamo kale iyo qaarado kale. Carruurta iyo dadka waaweynba waxay baran karaa badmaaxinta. Inta badan ururada badmaaxinta ee Norway waxay leeyihiin doomaha yar aay u isticmaalan iskuulada xagaaga, koorsooyinka iyo inaay amaahan kuwa raba inay isku dayaan badmaaxinta.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali