Asker Røde Kors - Hjelpekorps

Leder: Maria Elionor Erma Møller
Telefon: 469 37 133
Kontaktperson: Asker Røde Kors Hjelpekorps
Telefon: 952 42 221

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Røde Kors - Hjelpekorps

Norwegian Red Cross waa urur aan dawli ahayn, wa urur qaran oo ku salaysan shaqaalo lacag la’an ku shaqeeyo. Ururka Laanqayrta cas ama Red Cros ayaa sidoo kale laga helaa dalal badan, kuwas oo isku uujeedo iyo isku calaama leh. Ujeedada Laanqeyrta Cas wa in la ogaado, lagana hortago oo la yareeyo dhibatada iyo cidhiidiga dadka ay ku jiraan.

Ururka Laanqayrta Cas ayaa sidoo kale uu shaqeeya ixtiraamku wajahan bini’aadamka. Iyada oo dhowr barnaamij wado oo isku deydo in ay tan xoog saarto. Waxa ay Norway ku leeyihin barnaamijka xanaaneeynta oo kale, ka hortegid dadka bulshada laga saaro, in ay caruurta amaan ku kooraan, ka hortegida isku dhaca iyo jir dilka. Waxa ay kale ay Laanqeyrta Cas ka shaqeeysa ammaanka bulshada degaanka iyo diyaargarowga, si looga fogaado ama loo yareeyo dhawaacyada markii shil dhaco oo kale. Laanqayrta Cas ayaa sido kale tababaaran kuwa loogu yeedho waqti gaaban oo diyaar uu ah inay goobta dhibaatada ama shilka caawiyan oo hawl ka qaabtan. Ururka laanqayrtaCas ee Norway waxay leedahay barnaamijyada dugsiyada iyo xannaanooyinka oo dalka dhan ku yaalo, halkaas oo ujeedadu tahay sida ay uu faafiyaan qoonta ku saabsan mabaadi’da ururka.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali