Leder: Hanne Thürmer
Telefon: 901 51 761
Kontaktperson: Hanne Thürmer
Telefon: 901 51 761

 

Jeg vil kontaktet av foreningen

Fotball

Kubada cagta waa isbtoortiga ugo caansan adduunka, waana ciyaar dibadda, halkas oo laabo koox iska hor imaanayso. Koox kasto wa ilaa 11 ciyaaryahan, halkas oo kooxdi dhaaliso goolaasha ugo badan baadinaayso.

Hal ciyaar oo kubada waxa ay ka kooban tahay, laba qayb, qayb kasto oo ah 20 ila 45 daqiiqo. Tas oo ku xidhan da’da ciyaryahanadda. Goolhayaha waxa uu isticmaali kara gacmaha iyo cagaha, sida oo uu difaaco goolka kooxdiisa. Ciyaartooyda kale waa daafacyada, khadka dhexe iyo weeraryanhanka. Wada ciyaarta ciyaaryanhada, khibrada kubada iyo xooga ciyaartooyda wa waxa ugo muhiimsan kubada cagta. Sidas darteed kubada cagta wa ciyaar bulsho oo hormar leh. Qof kasto oo rabo wu dheeli kaara kubada cagta.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali