Notodden Kommune

Leder: Ordfører Gry Fuglestveit
Kontaktperson: Servicetorget i Notodden Kommune
Telefon: 35 01 50 00

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Notodden Kommune

Notodden, caasimadda fanka blues ee yurub oo sidoo kale ku jirta liiska dhaxalka aduunka ee UNESCO oo ay wehliso Rjukan, waa degmo soo jiidasho leh oo qiyaasti 13,000 oo qof ku noolyihin.

Notodden waa degmo korayso oo horumar leh oo bixisa xaalado wanaagsan oo korriin, nolol, bandhigyo dhaqamo firfircoon iyo meelo bannaan oo qurxoon. Waxaan nahay degmo ku hanweyn oo ay marti u tahay Jaamacada Koonfur-bari Norway oo abuurida jawi iyo karti cusub oo ganacsiga iyo nolasha ururyada. Nagu soo dhawoow!

Velg språk

Aktuelt språk: Somali