Notodden EL-Innebandy

Leder: Tone Margit Ørvella Steinhaug
Telefon: 906 30 117
Kontaktperson: Bjørg Slettum
Telefon: 992 50 388

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

EL-Innebandy

El-Bandy wa isboorti kooxeed, oo loogu talagalay carrurta, dhallinyarada ama dadka waaweyn oo cuuryaanka ah. ciyaartooyda waxa ay isticmaalan kuraasta korontada ah oo si gaar ah loogu talagalay ciyaartan. Waxa ciyaartaan laagu dheela haawlalka isbortiga ah.

Ciyaartan waxaa lagu dheela garoon ballaarikiisa 14 mitir yahay, dhirirkiisana 20 mitir ah oo wareegsan. Koox walba oo el-bandy waxaa ay garoonka gashan karta 2 ila 3 ciyaartooy. Oo hal ka mid ah yahay goolhaye. Wa ciyaar kooxeed, tas oo micnaheeda tahay in ciyaartooyda kooxdaada la dheelaysid, isla shaqeyn iyo farxaad ciyaareed wa muhim. Kursiga waxaa maamulaayo ciyaartoyga. Waxaa uu ka mamuulaya gacantiisa. Ama gacan yare oo kursiga gadashiisa ka waado. Wa kuraas kooronto ku socdaan, waxaayna u bahan yihin xirfaad lagu wado. El-bandy wa ciyaar bulsho ah, oo ku saleeysan isla wada shaqeeyn iyo waxqabad kooxeed.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali