Notodden hundeklubb

Litt om Hundesport

 

Eeyaha isticmaalka, waa magaca eeyaha lo tababaray, si ay u qabtaan hawlo waxtar leh. Dhaqan aaha eeyaha waxa lo isticmaali jiray, daaqsin ama ugaarsi. Ama gaari ahan, inay jiido meel lagu fadhisto oo barafka ku taraaraxo. Manta eeyaha waxa lo isticmaala hawlo kale oo badan. Tusale ahaan: waa eeyaha dadka indhaha la, waado oo kaxeeyo. eeyaha uu addeegga dadweynaha iyo eeyaha raadiyo dadka dhaawaca ah ama la raadinaayo.

Kooxaha eeyaha, waxa loogu talagalay, dadka eeyaha iska leh. oo doonaya in ay ku tartamaan, laama kala duwan ee isboortiga eeyaha, koorso u tagaan, ama raba in ay ka qayb qaatan si bulsho ah oo eeyaha. Kooxaha waxay leeyahiin koorso iyo tababar, sida xirfado kala duwan, bandhigyo, dhexgalka bulshada iyo ciyaaro. Dhamaan intaas wa ka heli karta kooxaa kala duwan. Isbortiga eeyaha, wa mid weyn oo ka mid meelaha ay bulshada iskugo imaadan.

Kontakt Notodden hundeklubb

Leder: Eva Bergland
Telefon: 454 54 780
Mail: evasynnovebergland@gmail.com / notoddenhundeklubb@gmail.com
Kontaktperson: Eva Bergland
Telefon: 454 54 780
Mail: evasynnovebergland@gmail.com / notoddenhundeklubb@gmail.com