Imås IL - Orientering

Leder: Per Kristian Tømt
Telefon: 991 26 390
Kontaktperson: For turorientering: Trond Wirak
Telefon: 900 68 246
Mail:

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Orientering

Wa isborti oo hab qaarad ado isticmalaysid raadinaysid meel. Ciyaarahan waxa tababar fican ku hele adkeeysiga, waxa kale oo baraneeysa isticmaalka qaarada iyo raadista meesha aad rabtid.

Oriyaantayshin wa wareeg orod lagu maraayo, oo qaraad ku sawiran, oo leh meelal badan oo qasab ku tahay in aad martid inti aan la gaadhin goolka ama meesha dhamaadka. Meelaha maraayo waxaa ka taagan calan, qaraada ayaa ku raadinaaysa. Meelaha laagu tartaamayo oriyaantayshinka wa in aay ahaato meel oo ciyaaryaanada si fican u garaneen. Waxaa jiro tartamo oriyaantayshin oo sanadka dhan ka qayb qaadan kartin. Ama shaqsi ahan ka qayb qaado ama si koox ahan. Waxaa jiro xita oriyaantayshinka mugdiga oo habeenka. Adigo naal isticmaalaysid.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali