Leder: Ingeborg Sølvsberg Dolven
Telefon: 41417944
Kontaktperson: Morten Johansen
Telefon: 950 83 760

 

Jeg vil kontaktet av foreningen

DNT Ung

DNT dhalinyaro ee Asker waxay abuurtaa waxqabadyo aay sameeyaan dhalinyarada da’doodu u dhaxayso 10 iyo 19 jir, kuwaas oo jecel inay dibadda joogaan oo xiiseeya nolosha dibedda. Dhalinyarada iyo nolasha dibadda ayaa ku jira samaynta Asker, waxaana rabnaa inaan u fududeyno dad badan si ay indhahooda ugu furaan nolosha dibadda, tan fudud, marin hoose oo leh safarka kaynta iyo cabitaannada kulul ee dabka lagu sameeyo (shaaha oo kale) iyo nolosha hawo furan oo aay adrenalin-ka si xor ah u socoto.

Asker waxaay bixisaa meelo tamashle oo cajiib ah oo aan ku raaxaysan karno xagaaga iyo jilaalka labadaba. Labada biyo mareen iyo hawdka waxay na siinayaan fursado aan rajayneyno inaan wax badan sahamno. Waxaan diiradda saareyna bulshada iyo isdhexgal in aan safar ku wada jirno oo aan rabno in aan dhiirigelinno in ay iskood u ordaan nolosha bannaanka.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali