Notodden Speidergruppe

Litt om Speiding

 

Indheynta wa md ka mid ah, barnamijyadda ugo weyn dunida oo carruurta. iyo dhaqdhaqaaqa dhalinyarada oo leh qiyaasti 40 milyan oo xubno, iyo dalal badan oo dunida ku yaal. Indheynta, wa barnamij oo ah dibadda in la joogo sanad dhan. Iyo waayo-aragnimo oo dad kale la qaybsanaysid. Oo ku sabsan in la isla wada shaqeeyo, hawla kala duwan la isla qaabto. ku saabsan saaxiibtinimada, iyo hormarka qofka. Oo dalaalka oo dhan.

Indheynta, waxa uu dadalaysa dadka kugo wareegsan, xita kuwa aadan aqoon. Indheynta wa barnamij, xiiso leh. wa barnamij ku baxaayo banaanka dabiicaga ah. waxa la joogta asxaabtada iyo asxaab cusub. waxa arkeysa wax badan oo xiiso leh, waxaan la aada safaaro, oo waxa la taagaya xeerada indheynta iyo meelo kale. waxaad baraneysa wixi ku saabsan dabeecadda. iyo wixi ku sabsan ammaanka iyo gargaarka degdegga ah. sida uu noqotid qof, madax banaan oo masuul ah.

Kontakt Notodden Speidergruppe

Leder: Knut Jordheim og
Telefon: 911 38 122
Mail: knut.jordheim@usn.no
Kontaktperson: Arvid Helgesen
Telefon: 951 51 469
Mail: arvid.helgesen@gmail.com