IL Rein - Langrenn

Leder: Nelly Hermansen
Telefon: 481 19 685
Kontaktperson: Nelly Hermansen
Telefon: 481 19 685

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Langrenn

Shiiga wa isboortiga qaboobaha, oo lagu tartamo socodka shiiga. Wa tartan qof-qof ah ama tartan koox-koox ah, waqtiga hore waxaa laagu tartami jiray shiiga in dhulka meel u qudan la gaaliyo oo laago taraaraxo, sanadaada hadda danbeeyay, waxaa loogu socda qofka kasto sida oo jecaylyahay. Tas oo u badan in shiiga marki laago socod inyar iyaago qaloocan laagu taraaraxo. Gees isku taraarixi, haddana geeska gale sidaas hore hore u dhaqaaq.

Nooca doontid ugo soco shiiga, tartaankan waxaa ugo muhiimsan in aad waqtiga ugo yar ku soo wareegtid garoonka. Tartaamo kale duwan ayaa jiro, tartaanka kooxeed iyo tartaanka shaqsi shaqsi yaa ugo xiiso badan. Shiiga socodka wa ciyaar dalka Norway aad looga xiiseeyo. Iyo ciyaar dad weyna xiliga ay fasaxa yihin ku mashqulan. Wa ciyaar sanadka dhan la dheeli karo, marki oo baraf jirin waxaa shiigo laagu bedela kabaha luugaha leh oo laagu taraarixi karo.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali