UKM Asker

Litt om UKM Røyken

 

Ma rabtaa inaad wuxuun samaysid, inaad la kulantid dad adoo kale ah ama inaad hal abuur samaysid? UKM waa goob ay ku kulmaan dhaqanka iyo dhalinyaradu, halkaasoo aynu si wadajir ah wax u wada qabano.

Halkan ayaad kusoo bandhigi kartaa waxaad aad uxiisaynaysid, ama aad cid kale ku caawin kartaa ismuujintooda. UKM waxay soo dhawaynaysaa dhaqamada kala duwan, haday ahaan lahayd heeso, sawir farshaxaneed, labis ruwaayadeed (cosplay) ama qoob ka ciyaarka casriga ah. Waxaanu halkan u joognaa si aanu adiga kuusiino fursad aad ku fulisid waxaad xiisaynaysid! Waxaa dhicikarta inaad wax cusub ka heshid? Markaad nala joogtid waxaad ahaan kartaa kaad doontid. Soo dhawoow!

Kontakt UKM Asker

Leder: Inger Marthe Selsaas
Telefon: 414 26 369
Mail: iselsaas@asker.kommune.no
Kontaktperson: Inger Marthe Selsaas
Telefon: 414 26 369
Mail: iselsaas@asker.kommune.no