Snøgg Friidrett

Leder: Anne Helle Skåre
Telefon: 916 05 798
Kontaktperson: Anne Helle Skåre
Telefon: 916 05 798

 

Jeg vil kontaktet av foreningen

Friidrett

Tartamada ciyaaraha fudu ee orodka, bootin iyo tuurista. Waxaa lagu tartama garoon banaan oo leh wareeg lagu ordo oo 400 mitir ah, gudahiisana wada cagaar tahay, inkasto oo ciyaarahan qaar ka mid ah gudaha laagu tartaamo.

Tartanka orodka ciyaartooyda isla mar ayeey orodka bilaaban, waxaayna ku tartaman in ay kow dhamaystiran. Waxa jiro tartano kala duwan oo orodka ah, kuwa caadi ay yihin fagaxa, orodka boodista leh iyo orodka kooxda. Meesha oo orodka kooxda aad koox ka mid tahay, oo qayb ordeysid, kadibna qofka kooxdaada ku wareejinaysid orodka. Fagaxa waxaa ordeeysa inti tabaartaha ah, inyar oo kooban. Orodka boodiskana waxa garoonka orodka la dhex dhigaaya meelal badan oo aad ka boodeysid. Ciyaaraha fudud waxa ay leeyahin ciyaaro badan oo kala duwan, ida boodiska sare, waranka, dubbo tuuro, orodka socodka ah, xafuun iyo in ka badan.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali