Leder: Kenn Roger Eriksen
Telefon: 91384398
Kontaktperson: Kenn Roger Eriksen
Telefon: 91384398

 

Jeg vil kontaktet av foreningen

Bryting

Musaaricadu wa farshaxan oo ka mid ah legdinta, wa laabo qof oo dhulka ku leegdamayo. Legdinta wa in aad qofka kale dhabarka ku tuurtid ama uu geedisid. Oo labadiisa garab dhulka dhigtid. Labaada qof oo legdamaayo wa in ay qiyaas ahan isla siman yihin ama isku fac yihin.

Inta lagu guda jiray kulanka legdinta ah, ciyaaryanada waxa ay xiranayan dhar cas iyo buluug. Waqtiga la legdamayo wa 3 daqiiqo, oo wareeg kasto u dhexeyso 30 seond nasitaan. Waxa jira laba siyaabood oo lagu kala badiyo. Mid ka mid ah oo loo yaqaan guul taagan. Halkas oo dhibicda lagu kala badiyo, kan kale oo ah in aad qofka ka soo hoorjeedo dhabarka ku tuurtid. Ciyaryaahanada isla tartaamayo waxa lagu so xula miisaankooda.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali