Heddal IL Skiskyttergruppa

Leder: Arve Særsland
Telefon: 932 43 633
Kontaktperson: Arve Særsland
Telefon: 932 43 633

 

Jeg vil kontaktet av foreningen

Skiskyting

Biathloon wa ciyaar loogu talaagalaay xiliga barafka, waxa laguma tartaama socodka Bithaloon iyo toogashada ama shiishka. Xiliga tartaanka, ciyaartooyda waxaay ku taartamayaan garoon xiran oo dhowr jeer lagu soo wareegaayo, waxuu wareeg kastana leeyahay meel ay toogashada iyo shiishka loogu talagalay. Meel cabir uu jirto oo laga rabo in aay shan meel ka shiishan, xabadna ku ridaayan. Mar waxaay shiishaayan iyaako taagan marna iyaako jiifaan.

Haddi ciyaaryahanka hal shiish ama dhowr shiish gaafo, xakunkiisa wa wareeg dheeri ah ama waqtigiisa in loogu daro waqti kooban oo dheeri ah. ciyaaryahanka oo waqtiga ugo yar ku dhamaystiro tartaanka ayaa badinaayo. Biathloon marna wa tartaan qof-qof ah marna wa tartan kooxeed, oo dhowr koox lagu tartaamaayo. Ciyaartaan waxaa muhim ah in uu qofka biatlhloon xawaaro ku socon karo isaago adkeysi muujinaayo. Iyo in uu shiish cabiraan oo fiican leeyahay. Inkasto ay biathloon tahay ciyaar barafka loogu talay, xitaa xiliga kuuleelaha wa lagu tartaama, taas waxaa la dhaha shiishka-kuleelaha. Wa sida barafka loogu oo kale, balse meeshi ay ciyaaryahanka ku ordaaayay qalabka barafka, waxaay xiranayaan kaabaha luugoha yaryarka leh oo taraaraxaayan. Ciyaartooydana sanadka dhan ayeey jmicsi iyo is-diyarin ku jiraan.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali