Heddal IL - Padel

Leder: Daniel Øverland
Telefon: 484 74 262
Kontaktperson: Daniel Øverland
Telefon: 484 74 262

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Padel

Padel ama Teniska Padel waa ciyaar raket oo asal ahaan ka soo jeeda Meksiko. Waa isku darka tennis-ka iyo skuash waxaana lagu ciyaara gudaha iyo dibaddaba. Labo-labo ayaa badaana la ciyaara (koox kastaba labo qof), laakiin sidoo kale waxa jiro garoono kali ah (koox kastaba hal qof). Garoonada waxaa loo waxaay leeyin derbi sida skuash, laakin shabaaqyada sida tennis-ka. Raketyadu way ka dhumuc weyn yihiin kuwa tennis-ka iyo skuash, cabir ahaan way ka yar yihiin, oo ma leh xarig. Tani waxay siinaysaa ciyaartoyga kontorool dheeraad ah oo ku saabsan raketka.

Ciyaarta Padel waxaad u baahan tahay awood iyo xirfad farsamo yar marka loo eego teniska oo kale. Tani waxay ka dhigan tahay in padel uu ku habboon yahay carruurta iyo dadka waaweyn ee leh heerar xirfadeed oo kala duwan labadaba. Dadka badankood ayaa hore ka fahma xirfada ciyaarista padel-ka, isla marakaana helo tababar wanagsan. Inkasto oo padel yahay isku darka ugu fiican ee labada isboorti, uma baahnid inaad ciyaartay midkood tennis ama skuash si aad ugu raaxaysato ciyaartan.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali