Notodden pike og guttemusikk

Litt om Musikkorps

 

KORPS wa kooxaha muusikada, oo ciyaaran instrumentiga kala duwan. KORPS waxa aad ka baran karta sida muusikada loo garaaco, waxaa aad ka qayb qaadan karto kulaanada iyo safarada kooxda. Dabaal degga sida malmaha qaranka iyo ciidaha oo kale, kooxahan waxa ay ku ciyaaran jidaadka. Waxaa ay leeyahin dhar qurux badan oo kooxda loogu talagalay.

Korps waxaa ay ciyaaran alabta dabaysha iyo durbaanka. Marki oo alabta kala duwan la ciyaaro waxa isla wada noqdaan muusik. Waxa jiro wax yaabo kalo duwan oo muusikada laga tumi karo, sida ku dabaysha oo ah kuwa dhawaaqa leh marki la afuufo. Durbaanka iyo waxyaabo kale oo la isku garaaco oo dhawaaq leh. Cid kasto oo xiiseyneyso waay ka qayb qaadan karta koox korps ah. Waxa lagu siina si deyn ah qalab aad ku bilowdo.

Kontakt Notodden pike og guttemusikk

Leder: Inger Lise Wølner
Telefon: 90968719
Mail: ingerlise@kattekleiv.no
Kontaktperson: Inger Lise Wølner
Telefon: 90968719
Mail: ingerlise@kattekleiv.no