Notodden Kulturskole

Litt om Notodden Kulturskole

 

Dugsiga dhaqanku waa fursad waxbarasho ay degmadu siiso caruurta iyo dhalinyarada iyadoo la tixgelinayo awoodaha iyo xaaladaha ardayga. Waxbarashadaasi waxay ku salaysan tahay in qofkastaaba baahi u qabo inuu muujiyo dareenkiisa, fikirkiisa iyo mala awaalkiisa isagoo ku gudbinaya qaab farshaxaneed. Sidaa awgeed wuxuu dugsigu ufudaynayaa ardayda waxbarasho waxqabadkeeda iyo farxadeeduba sarayso, korna u qaada shaqsiyada ilmaha iyo horumarkiisa faneed.

Ardayga waxaa lasiinayaa waxbarasho si gaar ah ugu haboon isaga iyo fursad balaadhan oo ah qalabka muusikada oo kala duwan, ruwaayadaha, farshaxanka iyo qaabab kaloo waxloosoo bandhigo. Dugsigu wuxuu sigaar ah urabaa inuu fududeeyo wadashaqaynta dhanka fanka iyo dadka, iyadoo la isticmaalayo wadashaqayn kooxeed iyo soo bandhigid wadareed

Kontakt Notodden Kulturskole

Leder: Torgeir Fossli
Telefon: 906 88 515
Mail: rektor@notoddenkulturskole.no
Kontaktperson: Torgeir Fossli
Telefon: 906 88 515
Mail: post@notoddenkulturskole.no