NMK Notodden

Litt om Motocross

 

Waa mid ka mid ah ciyaaraha mootooyinka, oo lagu waado garoon uu gaar ah. Wa garoon aan sineyn, oo leh meelo badan oo bootin ah. Garoonka ciyaaraha mootooyinka stadian wa mid gaaraayo ilaa 3 kilomitir, balaciisana uu yahay ila 8 mitir. Xawaaraha lagu socdo celcelis ahaan waa in uu ka badnayn saacadii 55 kilomitir.

Tartanka sida caadi ah wa laba wareeg, oo ilaa 40 ciyaartoy isku mar wada bilaabayaan. Inta lagu guda jiro ciyaaraha, waxaa la siinaa ciyaartooyda calaamada calan ah oo kala duwan, taas oo tusaale ahaan calanka gaduudan waaxu uu tagan yahay stop ama istaag. Iyo calanka jaalaha ah wuxuu muujiya halis. Ciyaaraha mootooyinka stadian waxaay uu bahan tahay xoog iyo isuduwidda wanaagsan, waxaa jira dhowr nooc oo ciyaaraha mootooyinka stadian ah, laakin laba ayaa loogu badan yahay, wa mid tartan xawaaraha ah iyo mid xaraako ah. Kan xawaaraha ah waxa lagu waada gaaron xiran, Tan xaraakada ah wa mid garoon gudaha, oo uu gaar ah leeh, waa mid xad-dhaf iyo halis ah.

Kontakt NMK Notodden

Leder: Petter Bakke
Telefon: 977 37 962
Mail: leder@nmknotodden.no
Kontaktperson: Jeanette Tørre
Telefon: 934 95 010
Mail: inkludering@nmknotodden.no