Helteløpet

Litt om Helteløpet

 

Dhamaan tartanka orod waxaa la qabanqaabiyaa sannad kasta ee goobta Rauland. Abaabulaha waa IL Dyre Vaa. Halkan waxaa lagugu soo dhaweynayaa ka qaybgalaha ama kaalmeeyaha. Waxaan leenahay masaafo kala duwan oo loo habeeyay baahiyaha kala duwan ee dadka.

Waxaad ordi kartaa tartanka oo dhan oo ah 26 km, ama tartanka badhkii/orod jimicsi/qoyska oo wadajir u ordaya ama caruurta oo ardaya laga bilaabo qiyaastii 200 mitir ilaa 3 km oo ah dadka waawayn, orod kaas oo dhex maraya buuraha dhaadheer ee quruxda badan, wadada iftiinka leh ee dhex marta magaalada santarkeeda ama goobta/jiiftinta dheer ee biyuhu fadhiyaan iyo taagaga dheer ee kaymaha. Waxaa rabnaa ka qayb galayaal nooc walba iskugu jira, waxa aanu doorbidaynaa kuwa jecel in ay si dagan u socdaan dabiiciga quruxda badan iyo kuwa kale ee raba in ay si orod ah ku maraan.

Kontakt Helteløpet

Leder: Aud Irene Kittilsen
Telefon: 92497618
Mail: helterennet@telemarkhelten.no
Kontaktperson: Aud Irene Kittilsen
Telefon: 92497618
Mail: helterennet@telemarkhelten.no