IL Express - Turn

Leder: Thea Opdahl Løyte
Telefon: 971 94 460
Kontaktperson: Thea Opdahl Løyte
Telefon: 971 94 460

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Turn

Tuun ama jimicsiga, ciyaaryahanka waxa uu addeegsana jirkiisa, si uu jimicsi kala duwan uu sameeyo. Tuun wa ciyaar lagu tartami karo qof ama koox ahan. Tuun waxa tababar loo qaata, sida qofka oo jirkiisa uugo adkaado si ay u noqdaan mid jilicsan oo xoog badan.

Jimicsiga carrurta badankood waxa ay lagu so xasuusta ciyaaraha carruurta. Sida boodista oo loox laga boodayo (hoppebukk). Jimisigaan oo kale qalab uma baahno, dhulka ayaad ku sameeyn karta. Jimicsiga kale wa ay adag yihin qalab ayaay uu bahan yihin. Waxaana loo yaqaana jimicsiga qalabka, waxa ka mid ah layliyada, in miis laga boodo. Marka waxa dhibic laaguga siina awooda aad ku sameeysay jimicsiga iyo jimicsiga sida oo uu adagyahay.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali