Friskis & Svettis Grimstad

Leder: Bernard Udal Olsen
Telefon: 907 39 177
Kontaktperson: Bernard Udal Olsen
Telefon: 907 39 177

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Friskis & svettis

Caafimad & dhidid waa urur isboorti ah oo leh cutubyo kala duwan oo dalka gudahiisa. Waxay bixiyaan fasalo kala duwan oo dhiska jirka, kuwaas mararka qaar oo gudaha iyo banaanka ah. Tababarkan oo leh xawaaraha xasilloon, ama xawaaro sare.

Fikradda ka danbaysa Jimicsiga Caafimaad & Dhidid, waa in aanay noqon tartan. Ujeeddadu waa in qof walba dhadhaqaaq kordhay iyo jimicsi farxad leh heela. Ururkan waxa uu soo dhaweeyneeyaa cid kasta oo dooneysa in aay ka qayb qaadato jimicsikooda. Qof oo horey uu soo aalmiteeyey oo jir dhisan leh, oo rabo jimicsi adag ama haddi aad jeceylshahay jimicsi tartiib ah oo deggaan. Wa jimicsi ku haboon da’a kasto, oo dad badan xiiseeyaan. Ururkaan waxa ka qayb geli karta, jimicsi kooxeed oo gudaha, banaanka ama baskiilka gudaha oo lagu jimicsado.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali