Søndre Hurum JFF

Leder: Pål Søbye
Telefon: 922 81 492
Kontaktperson: Pål Søbye
Telefon: 922 81 492

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Jakt og fiske

Ururka ugaadhsadaha iyo kulluumaysiga Norway, wa ururugaadhsade oo qaran. Ururkaasi, ugaarsato iyo kaluumaysato oo inta badan xil qaaday, faafinta aqoonta ku saabsan ugaarsiga iyo kalluumeysiga. Sharciga uu yaalo ugaarsiga oo dhan iyo kalluumeysiga oo ah in dabeecadda soo saari karto xoolo iyo kalluun ku dheeri ah. Taas wa taan ururka ugaadhsadaha iyo kulluumaysiga aay xoog saraaan.

In aad kalluumaysatid wa: in aad soo qabsatid kalluunka ama ’’crustaceans’’ duurjogta ah, oo joogo badda ama biyaha saafiga ah sida waabiga. Adigo oo isticmalaysid usha kalluumeysiga oo xarig leh, tan halka af leh ama tan halka af ka badan. Kallumaysiga haawaysiga waxa la dhaha kalluumaysiga isboortiga, kalluunk isbortiga wa kuwa lo yaqaano abbor, ørret iyo torsk (wa kalluun u gaar ah badda norway iyo agga’gaarkeeda, dalkeena kuwaan lagama helo). Ugaarsiga wa in aad raad raacdid xoolaha, aad soo dabtid, xayawaanka duurjoogta ah iyo shimbiraha. Wa wax kala duwan ugaarsiga yar iyo kan weyn. Marka aad rabtid in aad noqatid ugaadhsade, kow wa in aad koorsaad so dhigatid, kadibna ku soo baastid itixaanka ugaadhsadaha.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali