Røyken Teatergruppe

Leder: Inez Anderson
Telefon: 930 83 004
Kontaktperson: Inez Anderson
Telefon: 930 83 004

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Barne og ungdomsteater

Tiyaatarka waxuu kuwa dawanaayo uu sheegayaa sheeko. Iyaado la isticmaalayo qoraalka riwaayado iyo ficil. Jilaayasha tiyaatarka waxaa la siina qof aay matalayaan, mararka qaar qarkood toos ayeey uu alifaayaan, ama wa mid la soo xafiday oo la soo diyaariyay.

Qaar ka mid ah carruurta iyo dhallinyarada waxaay ka mid yihiin koox tiyaatar ah, oo isbuuci dhowr mar kulmaan, si ay u sameeyaan tababar tiyaatarka ah. waxaa kala aa jiro kooxo tiyaatar ah oo dadka waaweyn. Kuwaaso oo sanadki hal mar ama dhowr mar soo bandhigaan tiyaatar ama show. Tas waxaa ka hooreyso diyaarin badan oo badan, oo leh fursado badan oo ay isu-abuur muujiyan, haddana wa dad jilaayal ama actor ah. Waxaay kale oo baranaayan habka loo hagaajiyo nalalka tiyaatarka, diyaarinta meesha lagu jilaayo, qurinta jilaayasha, dharkooda, dhawaaqa iyo diyaarinta heesha riwaayada, wa wax yabaha aa ka qeyb qaadan kartid haddi aad ka mid noqatid koox tiyaatar ah. Iyaado laga baarto riwaayadaha iyo masraxa wada shaqeeyn kooxeed iyo kalsooni.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali