Røyken Hopp

Leder: Bjørn Øyen
Telefon: 907 30 365
Kontaktperson: Fredrik Berger
Telefon: 901 54 310

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Skihopp

Shiiga lagu boodo wa mid ka mid ah ciyaaraha barafka oo caanka ah. Ciyaartooyda waxaa ay ku boodayaan shiiga (shiiga wa qalab loogaha lagu xirto oo barafka laagu taraaraxo). Boodada shiiga wa in aay ahaato mid qurux baadan oo dheer. Daalcaado laaga soo boodo wa cabiro badan yihin, kuwa yaryar oo carrurta loogu talagalay iyo gaaroonada waaweynka oo ila 250 mitir ku boodi kartid, 250 mitir oo hawada ah.

Dalcaada laga boodayo, ciyaayarahanka cabaar ayuu shiiga kuso taraaraxa kadibna wu boodaya, waxaa uu hawada ku jiraa ila inta uu awoodo. Marki oo dhulka ku soo dagaayo wa in uu si xaraako ah ku soo deega, isaago lug-lugta kale ka hor marinayo. Jilibkana inyar labanaayo. Shiiga booditaanka wa ay ka ballaaranyihin shiiga kale, wayna ka dheer yihin. Tas oo saba’baayso in uu qofka kufin marki oo hawada ka soo deego oo dhulka ku deego. Gaarsoorayasha boondada ay ku siiyan iyo xarakada aa ku booday iyo dhereerka boodidaada ayaay ku xirantahay inta boondo aad helaysid. Isuduwidda, dhadhaqaaq fiican iyo awood ayaa ciyaarta muhiim u ah.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali