Mer informasjon om AiA og betaling for organiserte fritidsaktiviteter finner du her
Baaskiilku waa jimicsi caan ah iyo waxqabad xilliga firaaqada, marka lagu daro ciyaaraha tartanka. Waadista baaskilka, waa inaad ku ku tagtaa meel gaar ah ado ku wado garoon ama meel fagaara ah, waa inaad isticmaasha awooda muruqaada si aad horay ugu socotid. Waxaa jira laamo kala duwan oo wadista baaskiilka dhexdiisa ah, kuwa uga caansan waa baaskiil wadida ee wadada, baaskiil wadida buuraha iyo baaskiil wadista ee garoonada.