Hyggen Speidergruppe

Leder: Hanne Hognestad
Telefon: 979 81 949
Kontaktperson: Hanne Hognestad
Telefon: 979 81 949

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Speiderne

Indheynta wa md ka mid ah, barnamijyadda ugo weyn dunida oo carruurta. iyo dhaqdhaqaaqa dhalinyarada oo leh qiyaasti 54 milyan oo xubno, iyo dalal badan oo dunida ku yaal. Indheynta, wa barnamij oo ah dibadda in la joogo sanad dhan. Iyo waayo-aragnimo oo dad kale la qaybsanaysid. Oo ku sabsan in la isla wada shaqeeyo, hawla kala duwan la isla qaabto. ku saabsan saaxiibtinimada, iyo hormarka qofka. Oo dalaalka oo dhan.

Indheynta, waxa uu dadalaysa dadka kugo wareegsan, xita kuwa aadan aqoon. Indheynta wa barnamij, xiiso leh. wa barnamij ku baxaayo banaanka dabiicaga ah. waxa la joogta asxaabtada iyo asxaab cusub. waxa arkeysa wax badan oo xiiso leh, waxaan la aada safaaro, oo waxa la taagaya xeerada indheynta iyo meelo kale. waxaad baraneysa wixi ku saabsan dabeecadda. iyo wixi ku sabsan ammaanka iyo gargaarka degdegga ah. sida uu noqotid qof, madax banaan oo masuul ah.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali