Hwa Rang Heggedal

Leder: Svein Reidar Pedersen
Telefon: 905 10 317
Kontaktperson: Svein Reidar Pedersen
Telefon: 905 10 317

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Taekwondo

Taekwondo waa farshaxaan korean hore oo legdin ah, kaas oo manta ah laan is-difaaca iyo cayaaraha tartanka. Wa qaab jimicsi, waxaa si gaar ah lagu gaarta firfircoon iyo isticmaalka lugahaaga sare. Ladaad awood leh iyo bootin. Cayaartan waxaay ku yeeleysa awood, xawaaro iyo anshax.

Taekwondo ujeedadeeda ma ahan jirka oo keliya, wa in la hormariyo qofka oo dhan. Waxaa lagaaga bilaawa inta aad awoodid, sidaas darteed wa wax carruurta ku fiican, ciyaartoyda isku madadaalinaayso iyo kuwa doonaya in ay ku tartamaan. Ciyaartooyda Taekwondo waxaay xirtaan dhar cad iyo suun midab leh, midabkaas oo muujinaayo heerka xirfada ciyaarytooyda. Taekwon waxa ugo muhimsan in uu qofka nafsadiisa ka adkaado, xaqa baarto iyo qimeeyo naxaarista, caddaalad, digtoon, xigmad iyo kalsooni.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali