Asker Skiklubb - Barneidrett

Leder: Ingeborg Mosfjeld
Telefon: 952 60 493
Kontaktperson: Desire Gugelmann
Telefon: 954 45 569

 

Jeg vil bli kontaktet av aktiviteten

Allidrett

Dugsiga ciyaaraha ee Allidreet ee carruurta waa hawlo kala duwan oo ay carruurtu isku dayi karaan dhowr isboorti oo kala duwan dhor goob iyo xilli, tusaale ahaan qolka jimicsiga, hawdka, garoonka, barafka, biyaha. Waxaa xoogga la saaraya horumarinta xirfadaha dhaqdhaqaaqa asaasiga ah ee wanaagsan iyadoo loo marayo ciyaar iyo waxqabadyo la waafajiyay heerka korinka ilmaha. Dugsiga ciyaaraha waxaa qabanqaabin kara koox isboorti oo badan, koox isboorti oo gaar ah ama wadashaqayn dhexmarta kooxo isboorti oo kala duwan.

Carruurta waxay heleyaan assaas wanaagsan oo nolol firfircoon, halkaas oo ay isku dayaan hawlo badan oo kala duwan oo dibadda iyo gudaha ah, sannadka oo dhan. Dhaqdhaqaaqyo kala duwan iyo kuwo isku dhafan ayaa siinaya carruurta bilow wanaagsan si ay u awoodaan inay ka qaybqaatan ciyaaro badan oo dambe, oo ay ku kiciyaan jirka, dhaqdhaqaaq ahaan, bulsho ahaan iyo maskax ahaanba.

Velg språk

Aktuelt språk: Somali