WASSUP!

Litt om Aktiv i - WASSUP!

 

Cilmi baadhista Ung-data waxay muujinaysaa in kalinimadu ay caqabad ku tahay dhalinta degmada Røyken. Barnaamijkan lasoo dejisto wuxuu waxka bedeli karaa dhibaatadaas. Si sahlan usoo gasho taleefankaaga adigoo galaya wassuprøyken.no – kuna darso barnaamijyada shaashada kuu saaran, hadba nooca taleefoon aad haysatid nidaamkiisa adigoo raacaya.

WASSUP! Waa barnaamij dhijital sabuuradeed ah lagana dheehan karo kulamada/dhacdooyinka waxqabad ee bulsho, si ay dhalinyaradoo dhami si fudud u ogaan karaan waxyaabaha ka socda degmadeena. Sanadka koowaad 2019 waxaa barnaamijkan WASSUP! lagusoo bandhigidoonaa isu imaadka/dhacdooyinka ka qabsoomaya Røyken, laakiin waxaanu barnaamijka WASSUP! Kaleenahay ulajeedooyin muhiim ah, sida in barnaamij sabuuradeedkani kulansiiyo dhalinta degmadeena, sidaa awgeed waxaanu rajaynaynaa in aanu ku guulaysano Røyken sanadkan soo socda, si marka Asker ta cusub lasoo bandhigo janaayo 2020 aanu markaa ukobcino una diyaarino WASSUP! Dhamaan degmada weyn ee noqon doonta degmada Asker ta cusub.

Kontakt WASSUP!

Leder: Anders Nordmo
Telefon: 480 02 930
Mail: Anders.Nordmo@royken.kommune.no
Kontaktperson: Anders Nordmo
Telefon: 480 02 930
Mail: Anders.Nordmo@royken.kommune.no