Snøgg Svømmeklubb

Litt om Svømming

 

Dabasha wa tartan ka mid ah, ciyaaraha tartanada dunida ugu weyn. Ciyaartas oo ku sabsan in aad sida ugo dhakhsada badan uu dabaalatid. Iyaado laagu tartaamayo cabiro kala duwan. Dabaashada badaankeeda wa tartaan shaqsi-shaqsi ah. waxaana jiro noocyo kala duwan oo dabasha oo laagu tartaamo. Sida noocyada lo yaqaano, crawl, tan dhabarka ah, mida balanbaalista ah, tan xabadka ah iyo medley nooca la dhaho. Medley noocyada dabaasha dhan oo la isku keenay.

Barkaadaha dabaasha wa la kuluuleeya, waxa loogu talagalay 23 degrees. Waxaa jiro barkaadaha dabaasha oo carruurta loogu talagalay, iyo kuwa dadka waaweyn oo ka qoto dheer. Barkaadaha qootadooda wa 40 cm ila 3 mitir. Haddi aad dabaasha aqoon uu laheen, waxaa jiro macalimin dabaasha ku baarayaan. Dabaasha wa jimicsiyaada kuwa ugo wanaagsan. Wa jimicsi jilicsan oo dhawaac badan laheen. Tabaabarka dabaasha oo carruurta wa, dabaasha oo ciyaar leh, tababaarka biyaha iyo ciyaaro kale.

Kontakt Snøgg Svømmeklubb

Leder: Jon-Olav Flaathen
Telefon: 99151969
Mail: snoggsvomming@gmail.com
Kontaktperson: Jon-olav Flaathen
Telefon: 99151969
Mail: snoggsvomming@gmail.com