Notodden Ryttersportklubb

Litt om Ryttersport

 

Isbortiga fardaha oo ku saabsan isdhexgalka u dhexeeya faraska iyo kii saran. Marki faraska la waado, waxyabo badan ayaa ku sameeyn karta. Adigo ugo baqaysid luugahaaga iyo codkaaga ma xarkaha ku xiran faraska.

Waxaa jiro laamaha kala duwan oo isbortiga fardaha, labada ugo caansan wa boodada, edebta fardaha iyo wadista faraska boodeyso. Tartanka edebta fardaha waxa la qiimeynaaya sida ay farasta wax u maqlayso, iyo isla wada shaqeynta qofka waado iyo farasta. Boodista wa in faraska iyo qofka waado kuso wareegan garoon qalabeysan oo leh meelal badan oo laga boodaayo. Iyako qalad badan galin waqti yarna ku dhameeyeen. Waxaa aa jiro goobo fardaha oo laagu baran karo sida fardaha loo wado, iyo daryeelka fardaha. Dadka fardaha ku cusub waxa ay ku bilaawi karan in oo macalin siiyo koorso wadista fardaha. Waxaa kale oo caan ah waadista fardaha oo dabiiciga ah.

Kontakt Notodden Ryttersportklubb

Leder: Ole Sverre Kantebakke
Telefon: 970 53 308
Mail: notoddenryttersportsklubb@hotmail.com
Kontaktperson: Tone Marit Fostvedt
Telefon: 981 35 567
Mail: notoddenryttersportsklubb@hotmail.com