Notodden Backgammonklubb

Litt om Backgammon

 

Backgammon wa ciyaar hore, wa ciyaar Sacudi iyo Barsia laga dheeli jiray 5000 oo sano ka hor. Wa ciyaar laba ciyaartooy leh oo sida laadhuu ah, citaartooy kasto waxa oo leeyahay 15 xaabo oo Backgammon, oo la qaadi karo marki ay laadhuu turaan. Qofkii kow 15 xabo ka saaro saxaarada ayaa badiyay.

Marki kow ciyaarta la bilaabo, qof kasto geeskiisa ayuu saxaarada ka bilaabaya. Qof kasto waxa uu isku deeeya in uu 15kiisa xabo qof kale geeskiisa geeyo isaago qof kale geeskiisa imaaan, kadibna waxaa uu ka saaraaya saxaarada 15kiisa xabo, sida oo uu baadiyo. Ma uu guuri kartid meel oo qofka kale kuwiisa laabo ama saddex ka mid ah yaalo. Blase haddi oo hal bas yaalo, halkas wa disha oo cityaarta wa in uu kow ka soo bilaaba. Wa ciyaar siyaasad leh, haddana laadhuu la tuuraayo xiisad uu yeelaayo.

Kontakt Notodden Backgammonklubb

Leder: Morten Gjerde
Telefon: 906 42 900
Mail: mg@mortengjerde.com
Kontaktperson: Morten Gjerde
Telefon: 906 42 900
Mail: mg@mortengjerde.com