Kilden

Litt om Kilden

 

Kilden, wa meel wanaagsan in la joogi. Waxa jiro barnaamijyo, toddobaadka oo dhan. Dadka ayaa ku kulmaan, nolol ayeey wada abuuraan. Waxaa nolool siiyo Kilden, wa rabitaanka ka qaybgalayaasa iyo dadaalkooda. Kilden waxa maamulo degmada Notodden iyago la wadashaqeyo meelo kale oo badan.

Kilden, waxay leedahay, kooxo iyo koorsado oo badan. ay ka qaybgalayasha soo jeediyeen.waxaan leenahay seminaaro joogto ah music, qoraalm jinjiyeynta farshaxanka iyo dubista, iyo sido kale cafe falsafada, seminaaro hal abuur leh. kulan aqoon isweydaarsi furan. intaa waxaa dheer. waxaan ku siin karna koorsooyin rinjiyeynta, potterym, farshaxanka alwaaxa, rinjiyeynta kacay, crocheting, qoraal, sawir iyo cunto wanagsan. Waxaa kale oo aanu qaabana muxaadarooyin, abaanulo dhacdooyinka yar iyo kuwa weyn. sida riwaayadaha. bandhigyo iyo xalfad no gaar ah. Kilden, qabanqaabada laa sameeyo, la socod gaar ah ayaa heelaysa. waxa ah natiijadda Kileden, inay ku hawlan hawlaha wacyi gelin, mesha ka qaygalayaasha la wadaagi karaan waayo-aragnimada iyo aqoonta.

Kontakt Kilden

Leder: Elin Løberg Pedersen
Telefon: 970 53 488
Mail: elin.loberg-pedersen@notodden.kommune.no
Kontaktperson: Elin Løberg Pedersen
Telefon: 970 53 488
Mail: elin.loberg-pedersen@notodden.kommune.no