IL ROS - Håndball

Litt om Håndball

 

Kubadda gacanta waa ciyaar gaaroon gudaha oo laba gool leh lagu ciyaaro. Ciyaartas oo leh laba koox. Iyado koox kasto isku daydo inay dhaliso inta ay kooxda kale dhalisay in ka badan. koox kasto waxa ay leedahay 7 ciyaartooy. 1 ciyaartooy oo ah difaac ama gool haaye. Meesha oo kuwa kale yihiin 6 ciyaartooy.

Kubadda gacanata ayaa lagu ciyaara gacmaha, inkasto gool haaya, kubadda jirkiisa dhan ku qaban karo. Marki la ciyaarayo kubadda gacanta, waxa la isku baasa, oo wa la isku tuura. Ciyaartoy kasto oo kubadda heysto saddex tilaabo ayuu qaadi kara, markas wa in uu dhulka ku dhufto ama baasa. Kubadda gacanta wa ciyaar xawaaro ku socoto, labada kooxna marba mid ayaa wareer qaadeyso. Kulan kubadda gacanta wa la wareeg oo mid kasta ka kooban yahay ila 30 daqiiqo. Kooxda ugo goolal badan ayaa badinayso. Halki badiska oo 2 dhibic horyaalka loogu tiirinaayo. Haddi ay bareejo tahay waxa ay kala qaadanaayan 1-1 dhibic.

Kontakt IL ROS - Håndball

Leder: Atle Hellerud
Telefon: 97953277
Mail: atle.hellerud(a)hotmail.com
Kontaktperson: Atle Hellerud
Telefon: 97953277
Mail: atle.hellerud(a)hotmail.com