IL Dyre Vaa - Klatring

Litt om Klatring

 

Binuu aadamku waxay dhex mushaaxi jireen oo fuuli jireen buuraha ilaa maalintii ugu horaysay ee aynu aragno buur. Waxayna ku bilaabatay ugaadhsi ama safar, laakiin kadib waxay isu bedeshay madadaalasho , tababar iyo daawashada cimilada qurxoon. Norway waxay buur tafashada uleedahay fursado badan sidaa awgeed waxaad ku arkaysaa wadankoo dhan kooxo badan oo ku tababarta tafida buuraha. Waxayna kooxahaasi hayaan tababar kala ah tafista gidaaro loogu talagalay, ku lugaynta iyo tafista gabiyada barafka ah, tafista buuraha, iyo tartan tafista buuraha waa wayn.

Xiliyadan danbe waxay kooxo badan oo kala ah kuwa isboortiga iyo kuwa dhalinyaraduba sameeyeen gidaarada la tafo oo gudaha ah. Waxaa kaloo jira xarumo waawayn oo tafista ah kuwaasoo dhamaan waxqabadku yahay gude iyadoo la tafayo gidaar lagu rakibay kurtimo iyadoo kurtimada hadba loo rakibayo inta ciyaarta la adkaynayo. Tafistu waa isboorti adag oo kaaga baahan adkaysi, dheelitir iyo inaad jidhkaaga si dabacsan umaamuli kartid.

Kontakt IL Dyre Vaa - Klatring

Leder: Olav Romtveit
Telefon: 93401364
Mail: olav_romtveit@hotmail.com
Kontaktperson: Kjersti Torvetjønn
Telefon: 977 24 532
Mail: ktorvetjonn@gmail.com