Barnas Turlag Røyken og Hurum

Litt om Barnas Turlag

 

Ururka socodka wa ururo qof kasto ka qayb geli karo, halkaas oo ujeedadu tahay in la fududeeyo, hawlaha dibadda ama banaanka uu firfircoon, sida uu heshid nolol fudud iyo bay’adda u fiican. Iyada oo hawlaha dibadda macnaheedu yahay in aad waqtigayada aad firaaqada tahay dhadhaqaaq banaanka ah sameeysid, sida socodka lugta ah, socodka doomaha, socodka barafka (ski) ama baaskiil baadiyaha Norway ku dhex martid.

Haddi aad tahay xubin ka mid ah ururka scodka, waxaad heelaysa fursad in aad ka qayb qadatid marka loo baxaaya safarada xiisada leh oo bulsho ah. waxaad ku baran doonta waxyaalo cusub oo ku saabsan dabeecadda. Ururka socodka waxaay sanad kasto qabanqaabiyaan dhow safaro oo guud oo ah safar malin iyo kuwa habeen iyo malin ah. Safarada noocan waxaa hoggaminaayo dad khibrad uu leh, kuwaas oo horey u ababuleen, wax kastana qorsheeyay. Ururorada socodka Norway, waxaa ka heli karta koorsooyin badan aad ka qayb qadan kartid. Sida koorsooyinka, kooritaanka buurarta ama darbiyaadda, aqriska qaarada iyo koorsooyinka gargaarka koowaad.

Kontakt Barnas Turlag Røyken og Hurum

Leder: Åshild Woie
Telefon: 32255140
Mail: ashild@dntdrammen.no
Kontaktperson: Åshild Woie
Telefon: 32255140
Mail: ashild@dntdrammen.no