Aerobic Øyfjell

Litt om Aerobic

 

Ma jirto wax ka xiiso badan oo ka quwad fiican in wadajir jimicsiga loo sameeyo! Oo sidoo kale tuuladaan yar ee Øyfjell, oo ku degmada Vinje, wax yaabo badan ayaa ka dhaca tuulada ee guriga dagmada maalin walba. Dhaqdhaqaayda ka dhaca waxaa ka mid ah aerobic(oo ah jimicsi iyo jaas isku jira) fursadahaas oo jiray mudo 12 sano ah hada. Isniin kasta laga bilaabo 1930-2030 hoolka waxa buuxiya muusik ku soo jiidanaya iyo qoob ka ciyaar ku farax galiya.

Saacadaan waxa loo diyaariayay nidaam yar oo qoobkaciyaar ah, taas oo aanu si dagan u bilaabi doono fasalada. Talaabo talaabo, fasal ka fasal; waxa aan mudanahay inaan ku soo celcelino oo aan barano oo ugu danbaystii aan soo gaadhno wareegto aad u fiican. Uma baahnid in aad hore usaacado ku soo qaadatay hoolka, maada`ama oo aad si kadis ah aad ku soo gashay nidaamka. Qiyaastii laba goor ayaanu badelnaa qaab u samaynta qoob ka ciyaarka lixdii biloodba, si dhamaan la isula jaan qaadi karo talaabooyinka qoob ka ciyaarka. Qofku fursad ayuu u leeyahay in khaldamo oo talaabo khalad ahi ka dhacdo- muhiimadu waa in qofku qaato wakhti fiican, si fiicana u dhidido oo uu isu maleeyo xidig ku fiican qoob ka ciyaarka maalintiisa.

Kontakt Aerobic Øyfjell

Leder: Øyfjell Utvikling
Telefon: 92899998
Mail: emilie.asplin@t-fk.no
Kontaktperson: Emilie Asplin
Telefon: 92899998
Mail: emilie.asplin@t-fk.no